halka kani waa goob ay ku kala dab qataan , qalinlayda iyo akhristayasha ku kala dhaqan daafaha Dunida , wa goob laguso bandhigo maqalada ku qoran afafka somaaliga iyo af-carbeedka , waxa inta garab socda barnaamijyo , dood cilmiyeedyo . kuso dhawoow
Eeda burburkii dawladii somaliyeed oo meel loo helay 35 sano kahor bishanoo kale ayuu madaxweyne mahamed siyad barre villa somalia kaga baxay kaare noociisu aha T55 oo ay sameyeen sovient union "SU"…