Madaxweyne Erdogan aya kuso gaba gabeyay olalihiisa dorashada wareega labad masajidka abii ayuub al ansaari iyo qabrigii cadnan mandariis
Abii ayub al ansari aya aha saxibigii nabi mahamad nabadgalyo iyo naxariis dushisa ha ahatee uu ku dagay gurigiisa.Saxabigan aya kamid aha ciidankii kobaad e isku dayey furashada magalada istanbul , cidankan waxa diray saxabigii wayna wa mucawiyee ibnu abii sufyaan. waxana hogamiye u ahaa yaziid ibnu mucaawiya .
Abii ayab aya ku shahiday dagalka , waxana lagu asay meel u dhaw gidarkii ku wareegsana istanbul
Masajidkan abi ayu al-ansaari waxa lagu caleema sari jiray salaadintii khilafadii cusmaniyinta marka xukunka lo doorto, boqoshadan erdogan aya lagu tilmaami karaa tafaul wanagsan .
Dhinaca kale erdogan aya booqday qabriga Raizul wazaare cadnan mandariis.
Cadnan aya aha Raizul wazarihii kobaad ee doorsha sax ah ku yimadaa xukunka turkiga.
Cadnan aya turkiga dhaxdisa loga garan ogyahay (shahiidkii aadaanka) , wakhtigisi aya adanka laguso celiyay afka carabiga , hortii mustafa kamaal aya af turki u badalay .
Cadnaan aya sidoo kale ka asaasay madariis diini ah kuwaso mamnuuc ka ahaan jiray wakhtigii turkiga ay mamuli jireen cilmaaniyiintii mustafe kamaal.
Erdogan aya kamid ah ardaydii kaso aflaxay e kaso qalin badalatay madariistaa .
Cadnan aya 1960 afgabi lagu sameyay , waxan afganbiga dawr wayn ku lahaa qolyihii calmaaniyiinta turkiga .
7 comment format (0)