http://www.jiiilkamanta.com

No title

Eeda burburkii dawladii  somaliyeed oo meel loo helay 

35 sano kahor bishanoo kale ayuu madaxweyne mahamed siyad barre villa somalia kaga baxay kaare noociisu aha T55 oo ay sameyeen sovient union "SU" 

Xiligaa wixii ka danbeeyay wixii somaliya ka xumaaday waxa la weydiin qolyahan hoos  ku xusan :-

1.dhaq dhaqaaqa  so0maliyeed ee wadaniga aha  "SNM/ somali national movement "

2. jabhadii  badbaadada somaliyeed ee  dimuquradiga aheed  "SSDF/Somali salvation demogratic front "

3. Dhaqdhaqaaqii   somaliyeed ee wadaniga aha (SPM/ somali patriotic movement )

4. Kulanka midwga somaliyeed (USC /united somali congress




 

Waxyabaha la yaabka leh aya aha dhamantoot inay watteen  magacyo aad u wanaagsan marka gudaha loo galana ku sifoobaya  saynta faraska tasoo  dushana ka qurux  badan hoostana gafane iyo shilini miiran ah.

 

 

Wa halkuu gabyagii carbeedee la oran jiray ibnu camaar laha  mar ay isku qaban wayday  magacyada waweynaa  ee ay la baxeen madaxdii ondolos iyo tabar daradooda  ka muuqata xukunkooda, wuxuu yiri

 

مِمّا ينغّصُني في أَرضِ أَندَلُسٍ

سَماعُ مُعتَصِمٍ فيها وَمُعتَضِدِ

أَسماءُ مَملَكَةٍ في غَيرِ مَوضِعِها

كَالهِرِّ يَحكي اِنتِفاخاً صَولَةَ الأَسَدِ

Previous Post Next Post

Abdisamad Hasan Kasin

http://www.jiiilkamanta.com
Post ADS 2
Su'aal ma jirtaa? haday haa tahay WhatsAppkan nagalasoo xariir
Asc, maxaan kaacaawinaa wll? ...
Halkaan riix si aad...