Eeda burburkii dawladii somaliyeed oo meel loo helay
35 sano kahor bishanoo kale ayuu madaxweyne mahamed siyad barre villa somalia kaga baxay kaare noociisu aha T55 oo ay sameyeen sovient union "SU"
Xiligaa wixii ka danbeeyay wixii somaliya ka xumaaday waxa la weydiin qolyahan hoos ku xusan :-
1.dhaq dhaqaaqa so0maliyeed ee wadaniga aha "SNM/ somali national movement "
2. jabhadii badbaadada somaliyeed ee dimuquradiga aheed "SSDF/Somali salvation demogratic front "
3. Dhaqdhaqaaqii somaliyeed ee wadaniga aha (SPM/ somali patriotic movement )
4. Kulanka midwga somaliyeed (USC /united somali congress
Waxyabaha la yaabka leh aya aha dhamantoot inay watteen magacyo aad u wanaagsan marka gudaha loo galana ku sifoobaya saynta faraska tasoo dushana ka qurux badan hoostana gafane iyo shilini miiran ah.
Wa halkuu gabyagii carbeedee la oran jiray ibnu camaar laha mar ay isku qaban wayday magacyada waweynaa ee ay la baxeen madaxdii ondolos iyo tabar daradooda ka muuqata xukunkooda, wuxuu yiri
مِمّا ينغّصُني في أَرضِ أَندَلُسٍ
سَماعُ مُعتَصِمٍ فيها وَمُعتَضِدِ
أَسماءُ مَملَكَةٍ في غَيرِ مَوضِعِها
كَالهِرِّ يَحكي اِنتِفاخاً صَولَةَ الأَسَدِ

7 comment format (0)