Fallo.
Mar aan dawanayey ololaha tartanka madaxtinimada maraykanka ,waxa iso
martay sawirka shan madaxweyn hore kuwaso iskaga danbeyay jagada madaxweyne e
wadanka maraykanka(Jimmy Carter, Bill Clinton, Barack Obama, George W. Bush and
George H.W. Bush)
waana sawirka xaga sare ka
muqda , waxa laga yabaa sawirkan kulmiyey shanta madaxweyne inaynay sojidasho
badan lahen marka maraykanka dhaxdisa la jogo ama dunida ree galbedka la jogo
(USA+Eurobe+Canada+Australia )
wa inta la isku yirahdo reer galbeed, ta waxa la mid ah ingiriska oo ad heleyso lix raisulwazare o iskaga danbeyayey xafiska raisul wazarah dalkaa , sidaa waxa lamid ah France, Germany Belgium iyo wadama kaloo
yurub ah ,lkn arink layabka leh aya ah markad jogto dunida carbeed ma heleysit madaxweyne hore o carbeed kaso ku
nool wadanku madaxweyne ka ahaan asago
ah madaxweyne hawl gab ah ama ka faristay siyasada illa ama
wadanka aya laga
eryaa ama
xabsiga aya la dhigaa ,wana
dictatorship
nimo marag ma doonta ah.W/Q:- Abdisemed Hasan Kasin
7 comment format (0)